afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
1:45 pm | Posted by

Dhagayso:- Wasiirka Amniga Khaatumo oo Kawarbixiyey “Dagaalkii Xudun Duleedkeeda Ruxay (Dhegayso)

amingaIyadoo Habaynimadii Xalay Ay Ka dheceen Duleedka Deegaanka Xudun Dagaal Xoogan oo udhaxeeya Ciidamada Maamulka Khaatumo State Iyo maleeshiyada Ciidamada Maamulka Soomaliland.

Hadaba Si Aanu faah faahin xaqiiqa Uga Helo Amuurtaasi iyo Dagaalka Halkaasi Ka Dhacay Ayaanu Waxaanu Ka Waraysanay Wasiirka Amniga Maamulka Khaatumo State Of Somalia – Mudane Maxamed Ducaale.

Wuxuuna Ka warbixiyey Arimaha Dagaalkii Xalay, Xaalada Degaanka Iyo Dabacan Qodobo kale Oo Xiiso Leh.

Halkan riix oo dhagayso Wasiirka hadalkiis

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Laascaanood/Sool

Fu,aad Karaama Jaamac

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “Dhagayso:- Wasiirka Amniga Khaatumo oo Kawarbixiyey “Dagaalkii Xudun Duleedkeeda Ruxay (Dhegayso)”

  1. cabdi casiis calasaw
    December 24, 2012 - 5:47 am

    anagu hadii aannu nahay reer koonfur waannu jecelnahay in reer somaliland dagaal ka dhexdho maxaa yeelay labaatan sano bay nadaawanayeen marka waqooyi waa isugu kayamid ama khatumo halabaxaan somaliland

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM