afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
4:24 pm | Posted by calileeb

Jaaliyadda Khatumo State Ee Magaalada Johannesburg Ayaa Maanta Ku Booqday Xildhibaan Yousuf Xasan Cusbataalka “Milpark” ee Magaalada Johannesburg.

xildhiban yousufJaaliyada Khatumo State of Somalia ee Magaaladani Johannesburg ayaa Maanta ku booqatay Xildhibaan Yousuf xasan Cusbataalka “Milpark” ee Magaaladda Johannesburg .

Xildhibaanka yousuf Xasan Ayaa Dhowaan ayaa qarax bombo gacmeeda lagula beegsaday xilli uu ku sugnaa masaajidka Al-hidaaya ee xaafadda Islii xildhibaanka oo laga soo doorto degmada kamakunji ee xaafada islii ee somalidu kubadan tahay Xildhibaanka ayuu dhaawac kasoo gaadhay labada luguud iyo gacan,

Xildhibaan yousuf ayaa xaaladiisu xiligani ay aad u fiicantahay iyadoo uu xildhibaanku gacan qaaday guud ahaan jaaliyadda khatumo ee soo booqatay iyadoo xiligaasi Ay Howlwadeenadda Dhakhaatiirka “Milpark Hospital ay Ka codsadeen inay labo labo ugu galaan xildhibaanka maadaama Xildhibaanku dhowaan qaliin uu kaso baxay lagaga sameeyay lugta ,

Dhanka kale xildhibaanka ayaa mahadnaqay Balaadhan u jeediyay Jaaliyadda Khatumo state ee South Africa Booqashadani ay kusoo booqdeen Cuspitaalka “Milpark” ee magaaladani Johannesburg isagoo sheegay xildhibaanku inuu aad u wanaagsanyahay xaaladiisuna ay kasoo raynayso,

Jaaliyadda Khatumo State ee South Africa ayaa ilaahay uga baryay in ilaahay caafiyo , iyadoo xaaladda caafimaad ee xildhibaankuna ay iminka kazoo raynayso xildhibaankan Yousuf Xasan ayaa ah Nin ay Guud ahaan somalidu gaar ahaana Somalida ku dhaqan Dalka Kenya , waxqabadkiisa iyo Howlkarnimadiisa Intii uu Hayay Xildhibaanka Degmadda Kamakunji ee ay islii Ka tirsantahay , isagoo aadna u garab istaagay somalida Xiliyadii Qaraxyadu ka bilowdeen xaafadani islii.

Ugu danbayntii Howlwadeenadda Cusbitaalka “Milpark” oo la tacaalaya Xildhibaanka Yousuf ayaa sheegay in xildhibaanka xaaladiisu ay kasoo raynayso iyadoo Dhowaan lasoo gaadhsiiyaya xildhibaanka ka dib markii wax lagaga qabanwaayay Cusbitaalka Aga-khan ee magaalada Nairobi oo uu ku jiray Mudo xildhibaan yousuf ayaa la filayaa inuu dhowaan cagihiisa ku istaagi doono isagoo ilaa iminkana uusan ka daalin wax u qabashada somalida xaafada islii , oo aad rajjo wayn uga qaba inuu dhowaan usoo laaban doono xildhibaan Yousuf Xassan.

Cali Faarax Xassan “Calileeb”.

Wadani_uk@hotmail.com

Johannesburg South Africa

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

3 Comments for “Jaaliyadda Khatumo State Ee Magaalada Johannesburg Ayaa Maanta Ku Booqday Xildhibaan Yousuf Xasan Cusbataalka “Milpark” ee Magaalada Johannesburg.”

  1. asha
    December 23, 2012 - 6:31 pm

    Alla waa nin wanaagsan ilaahay ha caafiyo , aad iyo aad ayaanu ugu rajo waynahay inuu noosoo laabto . amin amin waa bishaaro

    Reply
  2. farxiya maxamed
    December 23, 2012 - 6:32 pm

    maansh aallah waana wax lagu farxo maanta hadii ilaahay noosoo nabad celiyay halyayagayagii yuusu f xasan ,, waanuna u ducaynaa markasta ..

    Reply
  3. calileeb
    December 23, 2012 - 6:35 pm

    maansh aallah

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM