afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:10 am | Posted by

(Daawo Vedio) Ururka Khayraad Oo Deeq Lacageed Soo Gaadhsiiyey Dadka Naafadaa, Qaar Kamida Dadka Dhimirka La’ Iyo Dadka Xanuusanaya Ee Ku Dhaqan Buuhoodle

Ururka Khayraad oo ay ku bahoobeen qaar kamida hablaha kasoo jeeda deegaanada soool, sanaag, iyo cayn ee ku dhaqan wadanka Austrelia gaar ahaan magaalada melbourne ayaadeeq lacageed soo gaadhsiiyey dadka naafadaa, qaar kamida dadka dhimirka la’ iyo sidoo kale dadka xanuusaya ee ku dhaqan Magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka cayn. Deeqdani oo dhan 3000 Halka Naafada ay lagudoon siiyay 1000 Sido kalena agomaha 2000 oo Dollar  iyadoo hore ay usoo gaarsiyen lacag dhan 5000 oo dolar ayaa waxa uu ururku u soo wakiishay Faadumo Cali Aw Maxamed oo kamida haweenka ku dhaqan Magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka cayn, iyadoona Faadumo Cali Aw Maxamed oo ah wakiilka loo soo igmaday deeqdani inay gaadhsiiso dadka naafadaa, qaar kamida dadka dhimirka la’ iyo sidoo kale dadka xanuusaya ee ku dhaqan Magaalada Buuhoodle ay ku gudoonsiisay deeqdani dadkaasi xarunta ururka naafada ee Magaalada Buuhoodle.

Xubnaha Uruka Magacyadooda

Fadumo saalax warsame
Farxiya Maxamed Cali Aflow
Ayaan Cali Mire Cawaale,
Ali Mahad Aadan,
Sahra c/laahi jaamac

Hadaba waxaa ugu horeynba goobtaasi ka hadlay kana warbixiyey cida soo dirtay deeqdani Faadumo Cali Aw Maxamed oo kamida haweenka ku dhaqan Magaalada Buuhoodle, iyadoona kula dar daarantay dadka wax haysta inay wax u qabtaan dadka dhibaataysan ee walaalahooda ah.
Sidoo kale waxaa iyana halkaasi ka hadlay gudoomiyaha ururka naafada ee Gar-Gaar C/casiis Jaamac Maxamed, iyo gudoomiye ku xigeenkiisa, iyagoona geestooda si weyn u soo dhoweeyey deeqdani
Ururkan ay Hablaha Ku dhaqan magaalada melbourne ee dawanka Austrelia ee kasoo jeeda Deegaanada khaatumo ayaa waxaa uu inta badan wax kaqabtaa oo baahiya dhanka aasiga ah sida caafimaadka iyo waxbarashada .
Mana aha markii ugu horaysay oo deeq noocan oo kale ah uu soogaadhsiiyo dadka bukanka ama naafada ah ee ku dhaqan gobolada ssc iyago dhawaan soogaadh siiyay deeq taas talmid ah Dhaqtarka wayne laascaanood deeqdaas oo isu jiratay agabka caafimaadka iyo sariiha ay ku jiifsan lahaayeen dadka xanuusan ee kusugan cusbitaalka laascaanood.
Waxaan uu deeqo lacageed soogaadh siisay dhismaha xarunta agoomaha ee magaalada buuhoodle taas oo cadadkeedu dhamaa 3000,taas oo ay dhamaan dadka deegnada khaatumo ay siwayn usoo dhaweeyeen waxqabadka u ka qabay uruka khayriga ah ee ay ku bahoobeen gabdhaha magaalada melbourne ee gobolada ssc.

Halkan Ka Daawo Sawiro

1

2

 

3

 

 

4

 

5

6

7

8

9

10

11

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM