Daaw+Sawirada Mudaharaadkii Baladhaan Ee kadhanka Ahaa Faroole Ee kadhacay Gaalkacayo
Warka ka imanaaya Magaalada Gaalkacayo ayaa waxay sheegayaan in mudahaarad aad u xiig badani uu ka socda taas oo ay ka caraysan maamul xumada xukuumada faroole ay ku diidan yihiin Hab dhaqanka nabadoonada ay kula dhaqan tay iyo weli xariga Jirdilka iyo weli caga jugleyn joogta ah Birmagaydada puntland.
Waxay kaloo diidan yihiin Mudada halkasano ah oo ay xukuumadu ku darsatay
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Garoowe/Somalia
Afbakaylenews@gmail.com





























