Dag Dag:-Ciidamada Maleeshiyadka SNM Oo dad shacab ah Caawa ku xasuuqay Tuulada Lafyane Ee Gobolka Sool
Wararka Caawa naga soogaadhaya Magaalada Lafwayne oo ka tirsan Degmada Xudun ee Gobolka sool ayaa sheegay in halkaasi ay ciidamada maleeshiyaadka SNM ee halkaasi kusoo duulay ay ku dileen laba qof oo shacab ah oo kala ah Oday iyo Gabadh oo kasoo jeeda maamulka khaatumo..
Wararka Ayaa Sheegaya In Markii Hore Gabadha Aya Ciimada Beesha Isaaq Si ka baxsan Bini Aadanimada Ula dhaqmeen (Kufsadeen), kadibna Ay Keentay Inay Gowracaan.
Ninka Odayga ee isagana Lagu dilaya ayaa lasheegayaa ina ciidamo ah isla kuwii dilay gadha ay caawana dhaawac ugaysteen mid kamid ah dad xooladhaqatada ah ee ku dhaqan agagaarka deegaanka Lafwayne oo ah halkii maanta lagu dilay gabadha yar
Labadan Qof ee siyaabaha kala gadisan ay ugu dileen ciidamada maleeshiyaadka ah ayaa kala ahaa Nin oday ah iyo Gabadh Walow dhaawaca ninkaasi laqaaday xagaayo magaalada laascaanood.
Odaygan caawa maleeshiyaadka ay dileen ayaa waxaa lagu magcaabi jiray Oday Bile Cabdi Cilmi halka gabadha aan magaceeda la shaacin.
Ciidamada Maamulka Beesha Isaaq Ayaa dhibaatoooyina Ba’an Ka Gaystay Deeganada Khaatumo State Ay Kusoo duuleen Iyadoo Arinkaan Wax Shinimada Ahna uu Qayb ka Yahay Dhibaatooyinka Ragaaday ee Ladoonayo inay iska Dulqaadaan Shacabka Khaatumo oo Midaysani.
way way waan arkayey sidaa in loo galayo hablo dhulbahante ah looma dulqaandankaro dhibaatada haysatadaa hablaheena
waxaas looma dulqaadankaro lakin waxaad ogaatan inaan nin ragi waxaa ku dhaqaaqikarin .in dumarka iyo ciyaalka lalaayo .
nin cunaha la qabtay xaar ama dhuus ma baroor uunbaynu ku jiraa
dili gumeedka iyo dili cadowga kala garta meesha hala hilaba diriro oo cadowga
gacan bira haloola tego yaan hadal lashubi hala joojiyo baroorta
raga dhulbahanye tolow maxaa u hadhay oo isaaq ula hadhay !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! maanta taariikh fool xun baad ku jirtaane waar sia isu dhaana dhimashadu waa xaq e