Daawo+Video-Axmadey oo ka mid ah Mulkiilayaasha TVga Universal Oo Maxkamad Kusoto (Maxay Tahay Sababtu Daawo Video)
Ismaaciil Nuur ( Ismaaciil Dheere) oo ka mid ah Mulkiilayaasha iyo Aasaasayaashii UNIVESAL TV ayaa shaaca ka qaadey in Maamulka Tv- oo isaguna qayb ku leh Tv-ga uu ku kacay waxyaabo sharciga ka baxsan, oo ay kamid yihiin Musuqmaasuq lacageed, wuxuu kaloo Ismaaciil sheegey iney Maxkamad u socoto oo dhowaan go’aan laga gaari doono.
Halkan Riix Oo Daawo Vdieo-ga Dacwada