Kulan Caawa Dhexmaray Madaxweynaha Khaatumo & Haweenka Gobolka Cayn (Sawiro)
Kulan balaadhan ayaa caawa fiidnimadii kabacdi Salaadii Cishe kadib dher marey, Haweenka gobolka Cayn iyo Madaxweynaha maamulka Khaatumo State.
Kulankan oo lagaga hadleyey arimo badan oo ku saabsan xaalada bulshada ku dhaqan magaalada Buuhoodle iyo doorka Haweenka, Oo meesha ka maqneyd.
Kulankan ayay madaxweynaha maamul goboleedka Khaatumo State Of Somalia mudane; Maxamed Yuusuf Jaamac”Indhosheel” iyo Hooyooyinka gobolka Cayn, Oo ay weheliyaan ururada Haweenka ee ka dhisan gudaha magaalada Buuhoodle ay isla qaateen, Sidii ay uga wada shaqeyn lahaayeen Horumarinta Deegaanada gobolka Cay, Sidii ay Haweenku uga qaban lahaayeen horumarinta deegaanka doorkooda Haween.
Kulankan oo dhacay abaara fiidkii, Ayaa ku soo gabagaboobay is Afgaran iyo Wada shaqeyn, Ay isla qaateen Madaxweynaha iyo Haweenka gobolka Cayn.
Isku soo wada duuboo, Waxaa beryahanba ka soconayay madaxtooyada maamulka Khaatumo State ee magaalada Buuhoodle, Shirar-gaar gaar ah oo ay bulshada reer Khaatumo State ee ku dhaqan gudaha magaalada Buuhoodle ay la yeelanayeen Mudane,Madaxweyne Maxamed Yuusuf Jaamac ”Indhosheel”
Hadaba Hoos Ka Daawo Sawiro Qeyb Ka Ah Shir-kani Caawa Ka Dhacay Madaxtooyada Maamulka Khaatumo State.








Afbakayle News Online
Waa tuug xun nagaha buu rabaa inuu is jeclaysiiyo si uu ragooda ugu diro.
waa doofoor xun madaxwayne ma aha.tuuga xun ee nacaska ah war ka bax buuhoodle nacalaa kugu yaale ayahow dayeerka ah walee inaan wiil dambe reer buuhoodle ahi dagaal kugu dhimanayn adiga iyo cali khaliif iyo garaadka xun ee nacaska ah ee laascaanood horta soo xoree. cayn maxaad ugu soo ordaysaa. ma laascaanood bay ka dad badan tahay.
qaxbada qaxbu dhashay dhilada dhiladu dhashay shar mutada shar mutadu dhashay een iyada iyo hooyadeed toona lagudi nacalaa adiga iyo wixii kuxarayba ku yaale adigoo kale lama dha line hadii lagu dhalay sidaa umad hadasheen xaar yohow xaarku dhalay ina xaaraan ku naax madaa talo lagaa waydinayaa waxa dhulbahante loqabanayo sakhramad yahay sakhramadu dhashay kadida iska may nacalaa ku dhalaye garabadaada iska liqliq kkkkkkkkkkkk kolay ilkihiina kadhacee raga sharaftale afkaaga qadhmuun ee qarba booshaka ah halsoo gelin uf uf uf nacdali ku kortaye waxaas oo kale hasoo daynina wab saydhaka waa wasaydh dacada doqntan oo kale mar dan be ha soo daynina uf ufu
waan aqaanaa tanoo kale waa hanbo iidoor madaxda qatumo afkaga qadhmuun mardanbe hadaadsomariso walee waalagu daldalayaa adiga iyo aabahaba loam aayine kelaba
guuuuuuuuuuuuul khaatumo guuul garaadada guuul calikhaliif guuuuuuuuul madaxda khaatumo dhilooooy madumarkan sharaftaleh bad is moday ee mujahidiinta ahiyo madax waynahooda dalkoda iyo dadkooda u shaqaynaya iska cun garabada nacal abuug oo nacal aslag dhiilow qayil beerkagana iskacab dir bad ulqahayde dhig ragayaga xaraan yahay aan darabdta iyo daahirka lagu dhalin