afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:19 am | Posted by

Kulankii barlamaanka oo furmay iyo wariyaasha oo loo diiday in ay xarunta shirka gudaha ugalaan

Baarlamaanka-cusub-ee-SoomaaliyaWaxaa goordhow ka bilowday xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho kalfadhigii barlamaanka Soomaaliya, iyadoona kalfadhigaas looga doodayo ansixinta miisaaniyda.

Kulanka oo goordhow furmay ayaa waxaa gudoonka barlamaanka uu amray in si deg deg ah ay Wariyasha ay kaga baxaan kalfadhiga barlamaanka.

Qaar kamid ah Wariyasha banaanka loo soo saaray oo aan lahadalnay waxaa ay sheegeen in aysan garayn sababta loo soo bixiyay.

Waxaa jira warar kale oo sheegaya in xildhibaanada barlamaanka ay dalbadeen in banaanka looga saaro shirka wariyaasha dhamaan.

Shalay ayaa fashil iyo buuq uu kusoo dhamaaday kalfadhigii barlamaanka iyadoona lagu heshiin waayay ansixinta miisaaniyada.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM