Deg Deg: Maleeshiyo Ka Amar Qaadan Jiray Garoowe Oo Fadhigoodu Ahaa Tukaraqa Oo U Goostay Jabhada SNM
Maleeshiyo ka amar qaadan jiray taliyaha labada aak ama labada ciidan C/samad cali shire oo fadhigoodu ahaa magaalada Tukaraq aya au goostay dhanka Jabhada SNM. Maleeshiyadan oo hore ugasoo horjeeday Maamulka Khaatumo dhabarkana ku hayay Maamulka C/raxamna Faroole ee hada wiiqmay ayaa u goostay dhanka Jabhada SNM.
Maleeshiyadan oo watay hal gaadhi iyo 9 askari ayaa wax naruuro iyo luqmadii ay hore uga heli jireen garoowe ka go’day kadib markii C/raxman Faroole ay soo food saareen xaalado Dhaqaalo xumo oo ay weheliso Jahwareer Siyaasadeed.
Maleeshiyadan Ka Baxsaday Faroole ayaa sheegaty in ay ka tirsan yihiin Ciidanka Khaatumo State si ay indhaha Saxaafada iyo Jabhada SNm u soo dhowayso maadama aysan Jabahda SNM xiiso u qabin hada Maleeshiyo kasoo goosta Garoowe madama Labada Maleeshiyo ay yihiin kuwo isku mid ah marka la eego dhanka cadaawada ay u qabaan Maamulka Khaatumo State.
Short URL: http://nugaalmedia.com
Waar khaatumo miyaanay dhulbahaante oo dhan ahayn, maxaa keenay waxay isku qoloyihiin Cabdisamed Calishire. Marba meel u yaaca. ama khaatumo ku sheegta ama cadw toose ku sheega ama ssc ku sheega ama khaatumo ku sheeg waxaa marba meel u yaacayaa waa idinka.
Gabadha haddii la kufsaday wixii waxaa sameeyay ilaahay naartii ha kawaraabiyo, waxaanse filayaa in ay yihiin dhalin dhulbahaante ah, waxaanse idin waydiiyay soydinkii laa somaliland xudun waanu ka saarnay maxaad u leedihiin gabadh baa s/land xudun ku kufsady, isaaqse haddii uu xudun oo 70 KM u jirta dhinaca bari laascaanood wax ku kufsanaayo hadalba idinma yaal ee iska aamusa.
.j.k.k.k.k.k.k.k.kj.
waar ciidamadu waxay ka yimaden taleex ee kamay iman tukaraq k.k.k.k.k.k.k.k.kk.k tukaraqna pintland ma joogtee ciidanka idoorland baa joogaa k.k.k.k.k.k shaah nagaga dara bahsha