afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
2:08 pm | Posted by

Dhagayso Waraysi Naxadin Badan:-Xuseen Warsame Oo ah Abihii Dhalay Gabadhii Dhawaan Ay ciidamada SNM Ku gawraceen Duleedka Degmada Xudun

Xuseen Warsame obsiiye Oo ah Abaha Dhalay Xaliimo oo dhawaan ay deegaanka Lafwayne Ay Koox Qawlaysato ah Oo karisan Maleeshiyaadks Siilaanyo ay Ku kufsadeen islamrkaan ay Garaceen ayaa ka Warbixiyay sida lookufsaday gabadhaas  La gawracay Iyo Cida kamadambaysa Dilkaa Fawaaxisha Ee Bili aadanimada KaBaxan.

Waxaana uu sheegay Gabadhaas uu dhalay inay Kufiga ugaysteen Ciidamada Beesha isaaq Ee dulaanka kusooqaday, Waxaana Uu sheegay ina Xiliga gabadha lakusaday Ay la joogay Xoolo ay ka kaxeesay Guriga.

Gabadhan yar Oo ahad Qof aad Uda,ayar Waxaana Loogaysatay Kufsi Markaasna ay gawrac Uu dareen Ciidamada Meesshiyaadka Somaliland.

Dilkan foosha Xun ee sigu jira Fara xumayn iyo Gawrac  ee ay ciidamada Beesha isaaq ka gaysteen ayaa waxaa uu kamdi yahay Xasuuqa Ba,an ee maleeshiyaadka beesha isaaq ee kusood Duulay Deegaanka khaatumo ay kawadaan

Halkan kadhagayso Waraysiga Gabadha Abaheed 

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Laascaanood/Sool

Fu,aad Karaama Jaamac

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “Dhagayso Waraysi Naxadin Badan:-Xuseen Warsame Oo ah Abihii Dhalay Gabadhii Dhawaan Ay ciidamada SNM Ku gawraceen Duleedka Degmada Xudun”

  1. jama
    December 26, 2012 - 5:02 pm

    hadal miyaan saarnaanay naa mise geeri waa loodhashey waan u dhaqaayanaa meesha sharaftu tehay waangaranaynaa ninragana waa og.yahay nacasana loo shiigi maayo maraka waxaan ku sookoobayaa hadal meel halaysi kadhigo sharaf iyo dulina halakala doorto waxay ilatehay nin waliba waa gernkaraa labadaa simida inala gudboon waana la dhimanayaaye sharaf halagu dhinto

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM