Dhagayso:-Wasiirka Amniga Maxaa Uu kadhahay Ciidamadii La sheegay Inay ka Soogteen Khaatumo Iyo Gabadhii Lagu Gawracay Duleeka Xudun
Wasiiraka Amniga maamulka Khaatumo Oo u waramayay Idaacada sscradio Maxamed Ducaale ayaa ka hadalay kufisigii iyo gawracii loogaysatay Xaliimo Xuseen Warsame Ka soojeeda Deegaanka Maamulka khaatumo,Gabadhaas Oo ahayd da,deedu 14 Sano ayaa Waxaa kusfi iyo Gawrac ugaysta ciidamada Maleeshiyaadka Somaliland ee kusoodulay Deegaanka Xudun.
Wasiirka ayaa marka hore ka tacsiyeey una tacsiyeey qoyska ay kasoo jeedo Alle ha unaxariistee Xaliimo Xuseen Warsame aa isgoo ilahay uga baryay inuu janadii fardowa kawaraabiyo sookalena samar iyo iman kasiiyo eheladii ay ka geeryootay,Sawiirka ayaa intaas siiraciyay inkufiga iyo dilka ay ka dambeeyn koxo kasoojeeda beesha isaaq oo katirsan ciidamada somalilnd.
Wasiirka ayaa sidoo kale ganafka ku dhuftay maleeshiyo sheegatay inay kasoo gooteen ciiidamada maamulka khaatumoo u soogalay ciidamada somaliland,isagooo sheegay in ciidamadamadan maanta ay ahayeen ciidamo hore uga tirsanaa maamulka faroole islamarkaana ay Cabdisamed Calishire isku hayb ahaayeen oo uu qorshahan ay ka dambeyeen labada maamul
((Halkan Ka Dhegayso))
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Fu,aad Karaama Jamac
Laascaanood/Sool
Afbakaylenews@gmail.com

Waryaa iska amuusa anigaba mid Cali geri ah oo ay garaadka cali geri isxigaan baa i kufsaday oo i jejibay ee walaga yaaba ninkaa yahiin dhulbahante.
anigu waxaan qabaa in reerku weli xanuunsan oo weli ayan fahmin waxa meesha kasocda kuwa kasoojeeda xudun iyo reer khaatumostd waa in lasoogudbiyaa magacyadooda iyo naanaysahooda dhaqso kuwa lasocda snm ee lasheegayo inay kasoojeedaan ssc ama deegaanka waa in sifiican go aan loogaqaataa oo aan laqarin ilaahay ceeb iyo dhaqan xumo uusan nabadin bay isbadeen walee iyana caawa iyo beri uun baa u hadhay neef aykuneefsadaan karamo iyo cisi ceeb bayna udhimanayaan waayo fo aad aadan cade iyo xaabsade iyo sandule iyo fataal indho indho oo gabdhahooda yar yar uloogey huunadii iyo maryacalastii SNM EE KUSOODUULAY DEEGAANKA ILAAHAYNA HAKA DHAYO DHIBAATADA INTII KU DHIBAATOOWDEY FALKAAS FOOSHA XUN EE CEEBTA IYO DHAGARTA HUWAN EE SNM IYO DHOOYLAAWE FO AAD AADAN CADE IYO INDHO INDHO waana inoo iyo jawaab waafiya reer khaatumostd ow
Waar khaatumo miyaanay dhulbahaante oo dhan ahayn, maxaa keenay waxay isku qoloyihiin Cabdisamed Calishire. Marba meel u yaaca. ama khaatumo ku sheegta ama cadw toose ku sheega ama ssc ku sheega ama khaatumo ku sheeg waxaa marba meel u yaacayaa waa idinka.
Gabadha haddii la kufsaday wixii waxaa sameeyay ilaahay naartii ha kawaraabiyo, waxaanse filayaa in ay yihiin dhalin dhulbahaante ah, waxaanse idin waydiiyay soydinkii laa somaliland xudun waanu ka saarnay maxaad u leedihiin gabadh baa s/land xudun ku kufsady, isaaqse haddii uu xudun oo 70 KM u jirta dhinaca bari laascaanood wax ku kufsanaayo hadalba idinma yaal ee iska aamusa.
waxaan halkan tacsi uga dirayaa qoyskii inantaas yar ee sida foosha xun loo galay
gabadhaas taariikhda ayaa xusi doonta iyada iyo dhamaan inta kale ee dhib kasoo gaadhay amaba naftoodii qaaliga ahayd kuwaayay dhulkoodii qaaliga ah iyagoo la dulaynayo la dulminayo danbina aan galin
dhulbahante dhibta inagaa isukeenay gacmaheena iyo maskaxdeena ayaan ku keensanay dhibtaas duligaas iyo dhibtaas aan dhamaaanin sanado badan waxaana wali ii muuqata inaynu wali rabno dhibtaas oo aynaan nicin waayo tan oo kale cidna ma qaadato aduunka ( meeye ragii dhulbahante ee dhiiga lahaa ,meeye ragii dhulbahante ee dhihi jiray waligayoo wax baan layn jirnay, meeye ragii dhulbahnte ee xumaanta ka dhiidhiyi jiray meeye ragii dhulbahnte ee aan waligood dulmi qaadan jirin?
mawaxaad rabtaan inaad maalinkasta aragtaan dhibta dadkiina, kufsiga gabdhihiina, xabasiga dhalintiina , xadhiga waxgaradkiina, dilka wax gardkiina, baadhashada guryihiina, dhicida hantidiina, qabsashada dhulkiina, barakicinta dadkiina,? illaahay ayaan idinku dhaarinaye ukaca dadkiina iyo dalkiina tuura reeryada idin saaran ee duliga ah soo idinkii idinkuba islayn jiray mise waxaad ahaydeen yaqaan dhibe, walllee gabdhaha dhulbahante guur maleh , magaca dhulbahantena waa idiinka baxayaan waxaan halkan ka odhan lahaa gabdhaha dhulbahantoow kaca illeen rag mahaysanee!!!! hadaan rag haysano ma gabdhahooda lagu hor kufsan lahaa oo lagu hor gawrici lahaa
dardaaran: wallee hadaydaan ha gurman dhibta iyo dulmiga lagu hayo dadkiina iyo dhulkiina niman hadaad tihiin idinka xitaa laydin dhaafi maayo kufsigaas ayaa idinku xiga illeen ragaba addunka waa la kufsadaaye hamoodina dhibtu inay dumarka uun tahay( TOLA,AY , TOLA,AY, TOLA,AY ) maanta waxaan ka jeclaan lahaa intaan arki lahaa maalin walba dhibta dadkayga iyo dulmiga lagu hayo anigoon jirilahayn adunkaba
dhibta yaa dhigay : dhulbahante ragiisa ayaa dhigay
dulmiga yaa ogol: dhulbante ragiisa ayaa ogol
intaa kadib waxan kareebayaa inta xalaasha ah rag iyo dumarba laakiin aan waxba laga qorayn lleen hadeer wax ma garato ayaa inoo talinaysee
dardaaran: yaan laquusan quwadeena eega ,
Gabadhaas Waxaa Kufsady Horgalayaasha Beesha SSC Ee U Shaqeeya Maleeshiyaadka SNM Ee Ku Soo duushay Degaanka SSC. Inta Horgalayaashaas Nool Yihiin Gabdhaha SSC Waa La Kufsanayaa!!.
Ciiidamada Tukarraq Ee U Gudbay Dhanka SNMta Waxay Ahayd in Khatumo State Ka Warhayso Oo Soo Dahweyaan.
Guul iyo Midnnimo Khatumo
dablariday
ciidamo tukaraq kama imane taleex bay ka yimadeen , miyaad daman tahay mise waad ciyaaraysaa ?????????????