afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
8:47 pm | Posted by

Laacibiinta Walaalaha ah Yaya Toure iyo Kolo Toure oo qoorta la isku galiyay (Daawo Muuqaal ahaan FIFA TV ) !!

tuuureLaacibiinta Qaranka Ivory Coast una wada ciyaara naadiga Manchester City ee horyaalka dalka Ingiriiska Yaya Toure iyo Kolo Toure ayaa waxaa si Live ah qoorta iskugu galiyay Talefishinka caanka ah ee FIFA TV . 

Xiddigahaan Walaalaha ah oo Qoorta la isku galiyay

Laacibiintaan oo inta badan Soomaalida ay u taqaan Ciyaartooyda reer Dhaga-juun waxaa Wareeysigaan lagu weeydiiyay kan Laacibsan iyo kan cuntada si wanaagsan u karin kara.

Waxaa sidoo kale la weeydiiyay Ciyaartooydaan Walaalaha ah Xiddiga ku wanaagsan dhanka Darawalnimada waxaana afkiisa ku qirtay in laga badiyo dhanka Darawalnimada ciyaaryahan Yaya Toure.

Ciyaaryahan Yaya Toure waa Laacibka qaaday Xiddiga ugu wanaagsan Qaarada Africa 2 sano oo xiriir ah balse Walaalkiis Kolo Toure ayaa waxa uu aaminsan yahay in uu ka Laacibsan yahay Walaalkiisa ka yar Yaya Toure

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM