afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:43 am | Posted by

Madaxweynaha Khaatumo Oo Soo Saaray Wareegto-(Nuqul)-

iyadoo aynu wada ognahay in maamul goboleedka Khaatumo State Of Somalia uu qaan gaadhey, Marka laga bilaabo sanadkii la aas aasay maamulka Khaatumo State Of Somalia, Waxaa soo dhaw maalmaha bisha soo socota sanad guuradii 1aad ee maamulka goboleedka Khaatumo State Of Somalia.

Mar uu caawa agaasimaha shabakada allssc.com xafiiskeeda magaalada Buuhoodle uu ugu tagay Mudane; Madaxweyne Maxamed Yuusuf Jaamac xafiiska madaxweynaha ee magaalada Buhuodle,Waxa uu wareegto sharciyeysan kasoo saarey madaxweynuhu sanad guurada 1aad ee maamulka Khaatumo State Of Somalia,Oo ku beegan 13/01/2013 bisha soo socota.

Hadaba waxaa dhamaan umada reer Khaatumo State Of Somalia la ogeysinayaa in ay kasoo qeyb galaan shir-weynaha loo qabanayo sanad guurada maamul goboleedka Khaatumo State Of Somalia, Oo ka dhici doona caasimada ku meel gaadhka ah ee magaalada taariikhiga ah ee Taleex.

Hadaba Hoos Ka Daawo Warqada Wareegtada Ah Ee Kasoo Baxdey Xafiiska Madaxweynaha Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia Ee Magaalada Buuhoodle.

Wareegto-khatumo

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM