afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:06 pm | Posted by

Sawiro Naxdin leh Xaliimo xuseen warsme oo sadex iyo toban jira ah Dhawaan maleeshiyada SNM ay inay Kufsadeen hadana gowraceen

Deegaanka falwayne oo katirsan degmada xuddun ee gobolka sool ayaa waxaa ciidamada maamulka soomaaliland ay ka sameeyeen fal aad looga argagaxay kaas oo aan noociisu horay uga dhicin deegaanada khaatumo,

Falkan ayaa ahaa mid calool xumo iyo uurku taalo ku reebay dadka reer ssc waxaana deegaanka lafwayne 23/12/2012 loogu gaystay xaliimo xuseen warsame taasoo ina la kufsaday hadana qoorta iuo qadadkaba laga bireeyay waana arin aan horayn uga dhicin deegaanada ssc,

 

Falkan foosha xun e ciidamada siilaanyo uu ka sameeyay halkaas ayaa waxaa  uu qayb uun ka yahay xad gudb yada ka dhanka ah xaquuqda aadamaha ee soomaaliland ka wado

Allah yaa raxama xaliimo waa 13 sakir aan wax dandi ah gaysan waxan laga bereeyay qoorta iyo qadaadka waxaana sodoo kale toorayo looga dhutay

Bood yaha ama cajirada arxan laawayaashii falkaasi gaystay ayaa waxay ku sugan yihiin deegaanka lafwayne waxaana jira in adeerkeed inantaa la dhaawacay markiiuu is dhahay ka hadal waxaana muuqata

Dareen la aanta ka jirta halkaas ee ay san kaga digigi xanayn dhibaatada caynkaas ah ee ubad koodii lagula

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

3 Comments for “Sawiro Naxdin leh Xaliimo xuseen warsme oo sadex iyo toban jira ah Dhawaan maleeshiyada SNM ay inay Kufsadeen hadana gowraceen”

  1. ashacuudd
    December 26, 2012 - 6:24 pm

    inaalilaaah wainaa ilayhi raaajucuuun waasebi aan danbi lahayn marxuumadaaasi ilaahay janada hageeyo
    dadka sidaaa udhaqmayan ilaaahya aakhiro iyo aduun ba hakajaro
    ilaaahay hatuso jasaaaigeeeda
    tuuugta tuugtu dhashay eeee aan muslimnimka dhaqankiisa lahayn naclad hakudhacdo

    Reply
  2. darwiish dhaarsan
    December 27, 2012 - 9:53 am

    waxyaalo ka darana ayaa dhacaya hadaan hada wax laga qaban xaaraanta saas yeeshey nafta hala huro iyo maalka si ceebta maanta dhacdey iyo kuwo kale oo lamlidaba laysaga dulqaado waayo dadka saas yeelaya reer nugaaleed kama awood iyo ciidan badna ee waa niman ka yimid hargeysa iyo burco iyo xoogaa caadaqaatayaal ah marka nafta koley waa dhaceysaa ee baaqi ahaan maysee aan xoreyno gabdhaheena sharafta badan

    Reply
  3. muna
    December 27, 2012 - 2:17 pm

    illaahayoow unaxariiso iyada iyo intii kalee lamid ahba laakiin waxaa ka liita inta hadhay gabdahoo dhana saas ayaa u danbayn doonta hadaan la kicin wallee , taati been maahan inaan waali hadlayo yaan lamoodin , war maxaynu lawaayo arki waynay dadka addunku markay wax dhacaan waxbay ku qaataan oo ku bartaan mise meeshii wax dareemi lahayd ayaa cuqdad iyo ciil iyo cadho aad tolkiin u qabtaan ayaa buuxisay bari hore war kolaad matagtaan cuqdada dhulbante wuxuun sameeya dadka kaleba waxad shaqadooda utihiin daacade maxaa tan dhulbahnte mugdiga idinka galiyay oo hadii dhulkiina iyo dadkiinu hiil idinka baahdaan aad dhulbahantaha kale u fiirisaa ood utiraahdaan reer hebel ayaa saas ah cadawgiina eega tolkiin ha eegina xumaantiisa
    soomaalida kale isma jecla waa sidoonoo kale laakin dadku waxay leeyihiin wax u qadiyada ooy ku midaysanyihiin aan cidna kataaban ( bal dhulbahante maxaa u gooniya aan laga taaban ama ay ku midaysanyihiin waa su,al qofkii garanayaa hayga jawaabo? yaaaaaaaaaaaaab, yaaaaaaaaaaaaab, yaaaaaaaaaaaaaaab,

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM