AC Milan oo raadineysa Badalka Pato
.
AC Milan macalinkeeda Massimiliano Allegri ayaa sheegay in kooxda ay ku qasbantahazy in weeraryahan badalo Alexandre Pato la keeno kooxda hadii laacibkan la iibiyo bisha January.
Waxa uu sheegay in weeraryahanada kooxada Rossoneri uhari doona ee Stephan El Shaarawy, Giampaolo Pazzini iyo M’Baye Niang aysan ku filnaan Karin kooxda ayna u bahnan doonana cawimaad .
Waxa uu sheegay cmilan.com: “hadii Pato iyo Robinho ay ka tagan kooxda waxaan u baahnan doona mid kale maxa yeelay waxaan u bahanahay shan weerar .
Dhanka Aleggri ayaa sheegay in uu ka cabsi qabin in guul darooyin AC Milan awgeed logo eryo shaqada kooxda Milan oo af libaax ku dhacaday tartanka Champions league .