Dhageyso Wasiirka Arimaha Gudaha oo ka warbixiyay booqashada wafdigiisa ee Kismaayo
Wasiirka Arimaha gudaha iyo amniga Qaranka  Cabdikariin Guuleed ayaa ka warbixiyay booqashada wafdi heer wasiiro ah ay kujoogaan magaalada Kismaayo.Wasiirka oo su’aalo dhowr ah laga weydiiyay magaalada Kismaayo iyo maamulkeeda ayaa sheegay in si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo ayna maamulka magaalada kawada hadleen arimaha maamul usameynta deeganadaas.Wareysiga wasiirka halkan hoose ka dhageyso