afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:23 am | Posted by

Jabhadda SNM oo Jeelka U taxaabtay Dhalinyaro Farbadan Magaalada Laascaanood

maxaabiis-300x225Maleeshiyaadka SNM Aya ilaa shalay waxay magaalada Laascaanood Kawadaan Taxaab iyo warjeef ay kula dhex jiraan dhalinyarada dhigata mac-hadyada diinta ee magaalada

waxaa xalay ay guryahooda u dhaceen oo kala soo baxeen ilaa iyo 10neeyo dhalinyara ah oo aan waxba galabsan kuwaas oo ladoonayo in dusha laga saaro dilalkii udanbeeyay ee ka dhacayay magaalada

horgalada qaar ka mid ah ayaa lagu soo eedeeyay inay ka danbeeyaan dilalkaa magaalada ka socday mudooyinkii u danbeeyay

dhawaan waxaa magaalada laascaanood lagu soo qabtay wiil lagu eedeeyay inuu yahay xarakada shabaab isna uu qirtay kadibna loo qaaday dhankaa iyo magaalada Hargeysa sida warar lagu kalsoonyahay ay noo xaqiijiyeena wiilka markii hargeysa lageeyay ka dib ayaa waxa uu sheegay in ay ka danbeeyan hawlahan qaar ka mid ah horgallada magaalada dulmiga iyo dibindaabyada shacabka ku haya

horgallaada ayaa iyagoo ku raad gadanaya dhalinyaradii dhiganaysay mac-hadyada iyo goobaha lagu barto diinta islaamka ayaa ilaa shalay waxay bilaabeen inay soo xidhxidhaan soona qabqabtaan qaar ka mid ah dhalinyaraadaas

mar aanu waraysanay aabbe dhalay wiil xalay laga soo qabtay gurigooda ayaa wuxuuna noo sheegay in wiilkiisu inuu diinta barto mooye aanu hawlo kale ku jirin nimankan horgallada ahina ay ku nabayaan danbigan lagu soo eedeeyay

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Fu,aad Karaama Jaamac

Laascaanood/Sool

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

5 Comments for “Jabhadda SNM oo Jeelka U taxaabtay Dhalinyaro Farbadan Magaalada Laascaanood”

  1. Aar Gantaalan
    December 27, 2012 - 4:44 pm

    Ha ilaawina Xaliimo Xuseen. Maxaad ka damacdeen?

    http://sscsomalia.blogspot.com/2012/12/maxaa-u-haray.html

    Reply
  2. idoor liqe
    December 27, 2012 - 8:34 pm

    aar gantaal ,

    xaliimo xuseen iyo hooyadabaa anaa wasa , maxaa gabdhan yar noo dabawadaa ilaa horufadhi baad nadaba wadaye , waar isla xishood neefyahoow , malaha idoor baabd tahay !

    Reply
  3. horgal dile
    December 27, 2012 - 9:48 pm

    asc waan idin salamay dhaman shacabwaynaha reer khatumo dhalinyaradan wa la been aburtay tuugta meesh haysata waxay rabaan daganka reer khatumo inay ka bilaban waxa ka jira konfurta somaliya oo ayka danbeyaan dad kaso jeeda mamulka somaliland ama alshabaab waxaan la socona inay somaliland ay tahy alshabab waxan datalo u so jedinaya reer khatumo wa inan sida u dhakhsaha badan uga sarana dhulkena dadkas mamulka somalnd u shaqeya

    Reply
  4. Dooli dile
    December 28, 2012 - 2:28 pm

    Waar kan xunka ah idoor candho u leefe maxaa ka si ah.

    Reply
  5. Teflon
    December 28, 2012 - 9:59 pm

    war kaalay kan fuaad karaama jaamac la leeyahay meesha ma war buu kusoo qoraa mise dad buu sharaftooda meel ugaga dhaca nacasta xuntaa….. war websitekan afbakayle la dhoho warna ma bixiyee waa wada khaatumo seeg miidhan oo meesha camal la’aan la yimid!!

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM