afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
1:13 pm | Posted by

Kulan Looga Hadlayaya Maamul Usamaynta Jubooyinka Oo Ka Dhacay Nairobi (Daawo+Video) )

untitled1Kulan balaadhan oo looga  hadlayaya xaalada  jubooyinka iyo maamul usamaynta   ayaa waxaa  lagu qabtay  hotelka  nomad  kaasoo ay iskuugu  yimaadeen siyaasiyin iyo waxgarad  ka soo jeeda  jubooyinka  waxaan ay ka soo saareen  qodobo dhaxal gal ah.

 

Kulanka waxaa ka dhexmuuqday Gen. Gaandi, Xildhibaan  iyo Xildhibaano ka socday  dawlada soomaaliya iyo  dad kale oo magac iyo mansab ku leh bulshada Soomaaliyeed.

Dhammaan dadka kasoo qayb galay kulanka ayaa wuxuu daba socdaa kulamo ka horeeyey oo lagu soo lafa-guray arrinta maamul u samaynta gobolladaas, shirkaasoo dhacay 23-kii bishan, waxaana looga hadlay

Midnimada Soomaaliyeed.
Nidaamka federaalka.
Dastuurka dalka.
Maamul u samaynta gobolladaas iyo doorka xildhibaannada deegaanka kasoo jeeda uga qayb qaadan lahaayeen.

War-murtiyeedka kasoo baxay shirkaan ayaa ugu horeyn loogu mahad-celiyay urur goboleedka IGAD oo lahayd geedi socodka shirkan.

Beelaha daga gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa isku raacay qodobadii kasoo baxay shirkaas.

 

Halkan riix Oo Daawo Video-ga Kulankaas

 

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Nairobi/Kenya

Afbakaylenewsgmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM