Dhagayso-Siciid Saalax Ismaaciil ” Annigu Casayrland ayaan nahay ergooyinka Puntland kuwa ka qayb galayaa ma mataal shacabka Casayrland “
Wasiirka dib u dajinta Raascasayr State Mudane Siciid Saalax Ismaaciil oo aan waraysi la yeelanay ayaa ka warbixiyey waxyaabihi usoo qabsoomay muddadi ay Muqdisho ku sugaanaaye Madax uu ka mid yahay oo ka socday Raascasay.
Siciid Saalax ayaa dhanka kale ka hadlay ergooyinka deegaanadda Puntland waxa uuna sheegay in aysan Matalin Shacabka Reer Raascasayr dad iyagu shirkaas ka qayb galaaya oo magacooda ku hadlaaya ayna iyagu yihiin Maamul ka madax banaan Puntland .
Halkan Riix Oo Dhagayso Hadalka Siciid