afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:17 pm | Posted by

Dhagayso;-Tirada Soomaalida lagu Dilay Koonfur Afrika 2012

koonfur afrikaGuddiga Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Koonfur Afrika, ayaa diiwaangaliyey tirada Soomaalida lagu dilay sannadkan 2012ka dalka Koofur Africa

Guddiga ayaa sheegay in 100 Soomaali ah lagu dilay goobo kale duwan oo dalkaasi ku yaalla.

Guddigu wuxuu sheegay in marka loo eego sannadkii hore ay hoos u dhacday tirada Soomaalida lagu dilay Koonfur Afrika.

Guddoomiyaha Jaaliyada Somalida ee dalka Koonfur Africa Cabdirahman Yusuf Ahmed Raabi, ayaa sheegay in tirakoobka dhimashada Soomaalida ee dalka K/Afrika ay sameeyaan sanad kasta, si loo soo bandhigo khasaaraha soo gaara sannad walba Soomaalida ku nool dalka Koonfur Afrika.

Wareysiga oo dhan ka dhageyso.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM