Ogaysiis.Waxaa dhamaan dadwaynaha reer Khaatumo ee degan wadanka UK la Ogaysiinayaa in uu jiro shir balaadhan oo lagu qaban doono Magaalada Birmingham.
Shirkaa waxaa ka soo qayb qaadanaya
1- Dr. Ali Issa Abdi
2- Dr. Ali Khalif Galaydh
3- Mr. Abdirashiid Macalin Farah
Iyo qaar kale oo ka tirsan Golaha Fulinta (G10)
Goobta shirku ka dhacayo iyo wakhtigu waa
Date: Sun 6 Jan 2013
Time: 18:00pm – 22:00am
Venue: Regents Park Banqueting Hall
Regents Park Road, Small Heath,
Birmingham,
B10 0QP