Top News: Gabaygii 5aad ee Sil silada Garnaqsi ( Akhri + Dhegayso)
Afbakayle.com- Iyadoo Aynu Kusoo Dhexjirnay baahinta Silsilada Gabayada Cusub ee Lamagac Baxday (Garnaqsi) Isla markaana Aanu Horay Ubaahinay Gabayadii Hore iyo Bilowgii Sil Silada Garnaqsi .
Ayaanu Caawa Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Gabaygii 5aad ee Sil Silada Cusub & Abwaan Dar dartiisa wata oo kusoo Biiray
Goob iyo marqaan iyo burburis guriga buuhoodle
Nugaal geeseheediyo sanaag, gobolka sooloo dhan
((Halkan Ka Akhriso Gabayga + Dhegayso))
Afbakayle News Online