Xog Culus: Tukaraq oo Kooxda SNM la wareegi doonto (Full warbixin)
Waxaa magaalooyinka Garoowe iyo Laascaanood si xoogan uga socda diyaar garoow balaadhan oo lagu doonayo in magaalada Tukaraq lagu wareejiyo maleeshiyaad ka socda maamulka Siilaanyo, arintan ayaa waxaa si toos ah uga wada shaqaynaya Horgalada ku sugan magaalada Laascaanood ee u adeega maamulka SNM iyo weliba madaxweyne kuxigeenka wakhtigiisu sii dhamaanayo ee maamulka Garoowe C/Samad Cali Shire.
Warar Aanu ka helayno ayaa tibaaxaya in maleeshiyaadkii shalay galay Laascaanood ay ahaayeen kuwa ku tegay amarka C/Samad si ay qayb uga noqdaan ciidamada la wareegi doona Tukaraq , arintan oo looga goleeyahay in cashuurta ka soo baxda magaladaasi ay qaybsadaan C/Samad Cali Shire iyo Xaaji jeeniyare, sidoo kale arintan ayaa waxaa sidoo kale lug ku leh horgalo kale oo uu ka mid yahay Xaabsade iyo Mahad Canbaashe oo asaguna balan qaaday in maleeshiyaadkiisa calooshood u shaqaystayaasha ahi kaabaan duulimaadka Tukaraq, isla markaana difaacaan ahdii weerar uga yimaado dhanka xaq u dirirka Khaatumo ee ku sugan Aaga nugaasha.
Arimahan ayaa looga goleeyahay in aan dhaqaalo la waayin maadaba haatan uu bur bur qarka u saaran yahay maamulka faroole, kaasoo uu go’aansaday macagag Faroole inuu afka ciida u daro hadii tiisa loo yeeli waayo maamulka ay inta badan ku tabcayeen shacabka deeganada Garoowe, Boossaaso iyo Gaalkacyo.
Magaalada Boossaaso ayaa haatan ilaheedii dhaqaale lagu wadaa inay la wareegaan xubnaha Mucaaridka ah oo deegaan ahaan ka soojeeda, sidoo maleeshiyaadkii shalay lagu sheegay inay yihiin Khaatumo ayaa ka mid ah kuwa haatan horudhac ah u noqday burburka maamulkaasi. Dawladda Khaatumo wasiir u hadlayna wuxuu sheegay inay tani ak turjumayso siyaasadaha guracan ee labada maamul, walow ay labadu liiq liiqanayaan.
Mu’aamaradaha kala duduwan ee laga fulinayo deeganada Khaatumo ayaa marba weji yeelanaya, ayadoo haatan ay soo baxayaan warar deegaanada qaar lagu shaan badeynaya Shabaab, si loogu duulo, ayadoo kooxda Shabaab ay gacan saar buuxda la lee dahay maamulka SNM, isla markaana ay ku sugan yihiin madaxdoodu Burco iyo Hargaysa.
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Laascaanood/Sool
Fu,aad Karaama Jaamac
Afbakaylenews@gmail.cm
waar nagadayaa bahasha ilmadeerayaaloow , horufadhibaan been uga soo qaxnay idina waa nagu wadaan kkkkkkkkkkk dalku waa somaliland , dhulku waa somaliland , dadkuna waa somaliland , markaa inagadayaa bahasha beenta ah !!
Maxaa lagu hadlayaa mar haddii aan SNM iyoSSDF cid YAC iska dhahaysaa aanay jirin!.
waxani liidnimo ka wayn ee meeshu waa mashruuc rag ku sheegga dhulbahante
ay isla og yihiin ee tolow yaa la waalayaa?.
waa yaab, arrimuhu caadi maaha. Khaatumo ma marba dhinac baa laga dhaafayaa oo aanay waxba iska riixayn?.
BAROORTU ORGIGA KA WAYN!!!!!!!!!!!!!.
suubaan
naa ad na ma ilko cas baad ahayd , dhabayacada aad shegaysaa halkay joogtaa >>????? dhulku waa somaliland ee inabt naga daa bahasha oo face book ayaan kugu arkaye quruxdada qari , oo naqaam qaado kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
ASC waxaan ka codsanayaa walaaladayda dhulbahante inaad iska dhaaftaan inay sii jirto colaadii dhexdeena ahayd ee aan ka dhaxadhalay odaayaashii hore intoodii jaahiliinta ahayd ee inta layaan dad somaaliyeed oo walaalohooda xoolohoodana xalaashadaan ay dabeetona faan kooda ku cabiri jireen gabayo shaydaan
markaa walaalayaal waxaan idinka codsanaynaa dhalinyaradiina iyo dhalanyaradayaduba inaan samayno taariikh cusub oo walaalnimo iyo iskaashi ku dhisan waana in qofkastaa ogaadaa haduu dilo qofkale oo walaalkiis ah oo muslina oo soomaaliya inuu aakhiro iyo aduunba ku khasaarayo markaa waxaan idika codsanlahaa inaan iskaashigeena ka bilawno inaan isku keeno dadka waqooyi wada degan oo dhan kadibna aan isla raadno inaan isku keeno umada soomaaliyeed oo dhan inaka oo mida waayo hadaan ku sii jiro cunfiga iyo qabyaalada iyo kala fogaanta waxaad ogaataan inaynaan sii jiri karin cadawgeenuna uu inaka faaiidaysandoono cadawgaas oo ay ugu horeeyaan wadamada soomaaliya la deriska ah kuwooda gaalada ah
markaa waxa umadahana bedela waa dhalinyarada
anigu run ahaantii waxaan ahaa dadkii aadka u jecla in soomaalidu kala goo godo hadana waxa mawqifkaygii bedelay waayo aragnimo badan oo aan ka arkay halka jiritaankeenu marayo iyo dunida sida aan ugu ceebawnay meelkastana ay ugu baa basanyihiin dadkeenii markaa waxaan ku soo gebo gebaynayaa waxaad ogaataan qofkasta oo somaaliyihi inuu qiimo wayn inoo leeyahay iyo inaan ka digtoonaano inaan isku dhiiri gelino in maalin walba dhiig muslin la daadiyo wabilaahi tawfiiq
warmaad niqaamka u sheegtid naagaha gaalada khamriga la cabaya ee kaniisadaha ku guursanaya ood niqaamka bur ciyo hargaysa geysid,
MJ waa rag ee afkaaga ka duwo naagyahow. hor ufadhina urbaad uga carartay iyo karbaashkii la idinku dhuftay. maxaa meesha kugu wareejinaya hadaad cuqdadland tahay meesha waxaa wax ku qorta dhasha daarood ismaaciile isaga bax. idoorna gabadha ilmaabti uma aha e isku dhdedhejiska dhulbahaante waa la guu dhaamaa.
Horta iidoor liqe magaca iidoor liqe maxaad ula jeeda diisa ma iisheegi kartaa adoo raali ah maxaad ula jeedaa iidoor liqie mida kale gabdhah ha caawin
Weligood IIdoorka dhayda waa lagaga lisi jiray halkaasaad qabsanaysaa KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK Jiridiibaa maantana u qayishay.
Dear Burcawi, aad ayaan kaaga mahadcelinaya qoraalkaaga oo runtii xaqiiqda katurjimaya, waxaan rajaynayaa in anay khasaro noqonine dhalinyarado kafaidaystaan afkaartan. Somali dhul, dhalasho, diin iyo dhaqanba wa mid, mana kalamaaranto.
Anigu r/ wanly I maahi, balse taageere Wayne oo reer khatumo ayaan ahay,runtiina colaadu meelkasta hajoogtee waan kasoo horjeedaa dhimasho iyo dhul lakaqabsado.
Waxan qirayaa beelwaynta Dhulbahante in ay dulmi badan qabaan, oo dhinacyo badan kasocda, waa galodiid sidii laguyiqiin oo Ethiopia waa u cadow xiriir lamalaha,waana wax lagufaano runtii, maamulka s/land hargaysana dulmigii shalay soya ad bare kula dirireen mid kudhow ayey kuwaadaan dadka r/ khatumo, mamulka puntland garowe hadii aykatashaden waxgaradkii r/ khatumo, ixtiram, hiil taageero ama inay amaan gashaan intuba way kamudnaayeey, kamase ayna helin nasiibdaro.
Xanuunka uguwayn ee r/khamumo haystaana waa diidmada bareerkaa ee ku adan inaan Somali kalagoin, wax garowshiyaa ama isgarabtaagana kamay helin Somaliwayn.
Runtii waa nasibdaro, saxaanse hubaa inayna fogayn markii aqligu shaqaynlahaa ee xaqa iyo xaqdaradu is waydaaranlahayd, maalmihii fiicnaa waa danbeeyan.
Nasal ayaan gocday, tukoraq rag waxy Rabeen kawayey puntland ama wax kafiican loosheegay, somali Cali iyo garasho ismadhaantee auey ahayen wiilashii tagat, maamulka puntland eedo, faragalin, aflagaado mid isim iyo mid beelwaynta dhulbahneba in kufilan ayuu mamulka puntland kagalay r/ khaatumo, balse been abuur iyo hadal aan loomeeldayin xaqiiqdana kafog, maantana aan somali dhexdeed suurogal kaahayn yaan lagu sheekayn. In puntland iyo somaliland heshiis ama isku qancinkaraan inau isu taansulaan, somali wali magaarin.
Taariikha dunida waxa kucaan in qomkii qorshe kacdoon isbadaldona layimada hadii just dhicisobo ama kahoosmaro heerkii lagafilaayey, waxayraadiyaan qolo Eda dusha loosaaro, waxa ulameedaa qoralka ah puntland ayaa tukaraq kamaarantay oo s/land kuwareejisay, ayaa macnahaygu yahay,
Reer puntland waxay gabeen balantii iyo hiilkii loo askumay puntland, in balada iyo dhibaatada dagaalka ahligaa isku aragti iyo midaysnaado, wayna gabtay.
Waxan Alle karaynayaa in sifudud Farole iyo C/samadba Alle inoo dhaafsho, dulmi iyo dagaal la-aana dhamaan somali isku afgarato isuna hilowda .
Downloaded a cusubna Alla u waydiinaynaa inay aflaxdo, masuuliyeedana kasoo baxdo, r/ khaatumana indha hada ayku aragto kuwo kaduwan Alle u yello.
Somalia guuuuuul.
Nabadkuwaar.