afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
7:19 pm | Posted by

Al-fanaan Maxamuud Amoore oo wacdaraha sanadka cusub showgiisa ku qaban doona Magaalada Kampala iyo qaban qaabada oo socota.

amooreFanaanka caan ka ah ee Maxamuud Cali Xaafuun :Amoore: ayaa xaflada sanadka cusub waxa uu ku qabanayaa magaalada Kampala ee xarunta dalka Ugand , waxaana xafladaani qabsoomi doontaa sida uu shaaciyay Maxamud Amoore 02/01/2013.

Show gaan ayaa waxaa loogu magacdaray Habeenka Amoore iyo Kampala , waxaan ku wehelisa Shogaaan fanaanada Ayaan warsame oo ka mid ah fanaaniinta soomaaliyeed ee ku nool dalka Uganda.

Shogaan ayaan ah mid ay wada sugayaan Soomalida ku nool Dalka Uganda khaasatan Magaalada Kampala ee xarunta dalkaasi waxaana siwayn u soo dhaweeyay imaatinka fanaan Amoore Ardayda soomaaliyeed ee wax kabarta dalkaasi, waxayna ku micneeyeen safar horay loo sugayay in uu yimaado fanaanka caanka ah ee Maxamuud Amoore .
Waxaana daba socda Xafladaan mid kale oo iyana maalmaha soosocda ka dhici doonta magaalada Nairobi ee xarunta dalka kenya
Xafladaha ama Showga ayaa ah mid ay isku baranayaan ama isku arkayaan Amoore iyo Dadka Soomaida ah ee ku nool Kampala iyo Nairobi

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM