Daawo Yuusuf Xaaji oo shacabka Gaarisa ugu baaqay in amniga ay ka shaqeeyaan iyo ciyaara dhaqameed lagu muujiyay arintaas
Wasiirka Difaaca ee Kenya Maxamed Yuusuf Xaaji ayaa shacabka Gaarisa ugu baaqay in nabadgeliyada ka shaqeeyaan.Wasiirka ayaa dhankiisa balan qaaday inuu wax ka qaban doono amni xumada waayadan dambe kajirta magaalada Gaarisa.Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay mar uu la hadlayay shacabka ree Balaanbala oo ciyaar dhaqanmeed kusoo bandhigay.Halkan hoose ka daawo oo warbixintan oo maqal iyo muuqaal ah