Daawo+Video:-Hees kamida Kuwa Loo Qorsheeyay Dabaal Dega Sanad Guurada Khaatumo State
 Iyadoo ay fooda inagu soohayso Sanad Guuradii 1aad ee maamulka khaatumo ayaa waxaa iska soodaba dhacay Hoose Iyo Geeraaro kala Gadisan Oo loogu diyaar Garoobayo Sanad Guurada Maamulka Khaatum.
Hadaba Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Heeskamida kuwa baxsan ee Loo Qorsheeyay Sanad Guurada Koobaad ee Maamulka Khaatumo State Of Somalia.
Waan Codkii Baxsanaa ee Fanaanka Qarnigan ee Liibaan Jig Jiga
Halkan Riix Oo Daawo Heesta
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Nairobi/Kenya
Afbakaylenews@gmail.com
sanadguuro may ahayne waxay ahayd mid dhulbahante kala kala dhintay oo kala foogadaay ii bs and js cadaysteen inay dhulbahante gumeyaan oo ku qasbaan waxa maanta sidaas ugallay ,
sanad guuro cali khlaiif been iyo maweelo iyi kursi udoono xamar ,
sanadguro dhulka intii ugu danbeeysay lagu wareejiyay somaliland
sanad guuro ciidankii ugu daneebayay ee khatumo taleex joogaay iski dhiiban siilanyo ,
sanad guuro dhulbahante isaaq gumeeyay ,
sanadkaasi wuxuu noqday isma naqaan dhulbahante
tol ma nihin wax nagama dhaxeeyaan been iyo huuha
aynu ku wada joogno nafaqada aynu badsano
maalintay shimbiri nugaal amaa hawdka shishe shimbiri ka dhuustona
noo soo qora shir deg deg arimaha deeganadi ku soo kordhay
dagaal aad u qadhaadh baa socda tangiyaanu gubnay maxaabis banu heynaa
saldhigoodanu weerarnay sutidaanu u qabanay buuri baanu ku tufnay
anagana wax nama soo gaarin aakhirkiina waa ka soo baxnay
xiitaa markay intaa 2 sano ka hor 1 sano ka hor soo qori jireen intaan qiiroodaan waaxaan hayaba diiri jirey
dhulbahante nafaqo danbe iskama dhageysanayo
nin walowba maskaxdaa haku hagto yaan lagu hagin