afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
4:09 pm | Posted by

DHAGAYSO:-Axmed Madoobe Maxaa uu Kadhahay Waftigii Dawlada Ee kismaayo Ka dhoofay Maanta

Axmedmadobekismaayo-300x200Axmed madobe29Dec2012Gudoomiyaha ururka Raaskambooni ahna madaxa maamulka kumeelgaarka ee magaalada Kismaayo Sheekh Axmed madoobe ayaa maanta sagootiyay wafdigii Dowlada ee mudada labada maalmood ahaa kusugnaa magaalada Kismaayo.Gudoomiyaha oo hadal sagootis jeediyay ayaa sheegay inuu dhamaaday madmadoowgii u dhaxeeyay labada dhinac wuxuuna goobtii ka yiri warxunow lagu waa.Hoos ka dhageyso hadalkii sagootiska ahaa ee Axmed madoobe uu ka jeediyay garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah ee magaalada Kismaayo

Halkan Riix Oo Dhagayso Axmed Madoobe

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Kismaanyo/Jubbaland

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “DHAGAYSO:-Axmed Madoobe Maxaa uu Kadhahay Waftigii Dawlada Ee kismaayo Ka dhoofay Maanta”

  1. ali shuufe
    December 30, 2012 - 2:11 pm

    dhankaana dhandheh dhankalebidana aan adhiga usoorogo SHIIQ AXMED MADOOBE WAA HALYEY WALEE OO DUUDAA IYO QURUUFAAD QAADAN EE MAA SOMALI LAWALAALEEYO VIVA MUJAAHID SHIIQ AXMED MADOOBE

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM