Daawo Nuxurka:-Khudbadii Madaxweyne Indho-Sheel ka Jeediyey Garoonka Buuhoode
Khudbadii Madaxweyne Mohamed Yussuf Jama (Indhosheel) ka jeediyey Garoonka Buuhoodle oo siyaabo kala duwan loo tarjuntey nala daawo iyadoo video ah.
Madaxweyne Indhsheel oo hada ku sugan magaalo madaxda gobolka Cayn ee Buuhoodle oo dhowaan socdaal ku soo gaadhay , ayaa shacabka reer buuhoodle kala hadlay garoonka kubada cagta ee Xabado usbuucii aynu soo dhaafnay.
Hadlkaa madaxweyne Indhsheel ka jeediyey garoonka ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga jawaabey qaybaha bulshada ee reer Buuhoodle oo ay ka mid yihiin qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka ee Buuhoodle.
Hadaba maxay tahay xaqiiqdu waxaad ka heli kartaa marka aad daawatid videogan oo ah sida dhabta ah ee wax u dhaceen.