afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:46 am | Posted by

(Daawo:Koob Loo Dhigay Maroodiyada Caalamka Iyo Wadankee Ku Guuleystay?

maroodi kubadIndhaha Caalamka gaar ahaan bahda Ciyaaraha kubada cagta waxaa soo jiitay HoryaalkaMaroodiyaasha oo aalaaba lagu qabto dalka Nepal gaar ahaan Xerada caanka ah ee Sauraha National Park. Xili Ciyaareedkaan waxaa iskugu soo haray Tartanka Elephant Football – kick 2-kooxood oo ka kooban ama wadata 6 Maroodi.
In ka badan 10-Kun oo qof ayaa iskugu soo baxday Fiinaalka koobkaan oo dad badan ka yaabsaday.Ciyaartaan waxaa la dhiibaa Rooso iyo Jaale waxaana la siiyaa ninka hogaaminaya Maroodiga waa hadii uu qalad sameeyo.
Arinta mucjisada ah ee Caalamka ka yaabsatay waxa ay tahay Maroodiyaasha oo si caadi ah u dabaaldegaya sida Ciyaartooyda oo kale waa marka ay Gool dhaliyaan waxeeyna u cararaan dhanka Taageerayaashooda ama Gooshooda ay xigto .
Garoonka Kubada lagu dheelaayo waxa uu leeyahay diilimaha Sharciyada kubada cagta waxaana mararka qaar marka uu Alabiitaraha Kubada Paaso la isku boobsiyaa Goolka waxaana goobta tartanka soo xaadira Joornaaliistayaal fara badan .

 

Halkan Riix Oo Kadaawo Ciyaarta Maroodiga

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM