afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
2:23 pm | Posted by

DEG DEG: Boorama, Wiilkii Labaad oo Goor dhawayd ku geeriyooday Cusbitalka ka dib Gumaadkii askarta SNM shicbkii mudaaharaadayey


default4War hadda nasoo gaadhay ayaa sheegaya in wiil dhalinyaro ah oo ka mid ahaa dhaawacii shalay uu goor dhawayd ku qudhbaxaya cusbitaalka guud ee Boorama.

War hadda nasoo gaadhay ayaa sheegaya in wiil dhalinyaro ah oo ka mid ahaa dhaawacii shalay uu goor dhawayd ku qudhbaxaya cusbitaalka guud ee Boorama.

Waxan wali nasoo gaadhin magaca Geesiga labaad oo goor dhawayd qudh-baxay.

Horgal Cabdiraxmaan Saylici oo taariikhda reer Awdal ka galay baal madow iyo muuse biixi  SNM oo awalba mujrim ahaa ayaa ka masuul ah dhiigga wiilasha iyo gabdhaha boorama lagu gumaaday.

Xaalka iminka ayaa aaskii dhalinyarada dhimatay laga soo dareeray magaalada boorama ayaa aad u kacsan madaxadaxdii SNM ayaa Hoteelkii ay daganaayeen isaga cararay. Wixii soo kordha halka kala soco

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Boorame/Awdalstate

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM