afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:45 pm | Posted by

Maxaad ka taqanaa 11-ka ciyaariyahan ee ugu naagaha qurxoon aduunka?(Daawo+Sawiro)

arteta-and-his-wifeAduunka wax walba waa la qiimeeyaa jariirada arimaha bulshada ka faaloota ee nowmagazine oo kasoo baxda UK ayaa qiimeyn ku sameeyay 11 gabdhood ee ugu qurxoon dumarka udhaxa ciyaartooyda ciyaara kubbada cagta .

Sheekadan kuma jiraan ciyartooyda saaxibada la,ah dumarka laakin waxaa la qiimeeyay xaaskaska la qabo.

Waana kuwaan 11-ka ugu qurxoon iyo ciyaartooyda ay udhaxaan

1. Daniela Fontani

Waa xaaska daafaca Fiorentina Alessandro Gamberini.

2. Victoria Beckham

Waa Xaaska xidiga sare ee wadanka Ingriiska David Beckham

3. Lorena Bernal

Waa xaaska xidiga Arsenal Mikel Arteta

4. Alex Curran

Waa xaaska kabtanka Liverpool Steve Gerrard.

5. Louise Redknapp

Waa xaaska Jamie Redknapp oo ciyaaraha ka fariistay 2005

6. Sarah Brandner

Waa xaaska xidiga khadka dhexe ee Bayern Munich Bastian Schweinsteiger.

7. Michela Quattrociocche

Waa xaaska xidiga wadanka Talyaaniga Alberto Aquilani

8. Danielle Lloyd

Waa xaaska xidiga Portsmouth Jamie O’Hara

9. Abbey Clancy

Waa xaaska xidiga Stoke Peter Crouch

10. Cheryl Cole

waa xaaska daafaca Chelsea  Ashley Cole.

11.Toni Poole

Waa xaaska kabtanka kooxda Chelsea John Terry

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM