War Dag Dag ah:-Dagaal Caawa Ka qarxay Duleedka Degmada Xudun
Wararka haatan naga soogaadhaya ayaa sheegaya in caawa uu dagaal ka socdo duleedka magaalada xudun ee Gobolka sool,Dagalkan oo u dhaxeeya Ciidamada Maleeshiyaadka SNM iyo Ciidamada maamulka khaatumo ee kusugan duleedka magaalada xudun
Dagaalka Oo ah mid hubka nocyadiisa kala gadisan laysu adeegsanayo ayan la ogayn khasaaraha dhabta ah ee dagaalkaas kadhashay,iyadoo ay tahay xiligan uu socdo dagaalkaasi habeenimo .
Hadaba wixii kasoo kordha Dagaalkaas kala sooco afbakayle.com