afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
2:54 pm | Posted by

Xaalada Cusbitaalka Laascaanood Oo Laga soodayrinayo Iyo Maamulka Cusbitaalka Ka Hadalay (Daawo+Video)

bukaan2Masuuliyiinta cusbitalka dhexe ee magaalada Lascaanood ayaa ka warbixiyay xaalada cusbitalka iyo adeegyada cusbitalka oo dhaqaatiirtu ka muujiyeen inay ka jirto baahi wayn oo bukaan jiifka cusbitalku ay u baahanyihiin taasoo ay dalbadeen in sida ugu dhaqsaha badan loola soo gaadho gargaar ay u baahanyihiinm

Baahiyo dhanka gogosha bukaanka iyo sidoo kale adeega dhanka gaadiidka iyo iyo adeegyo muhiim u ah habsami u socodka cusbitalka ayaa uu u baahanyahay cusbitalku sida uu sheegay dr maxamed cabdi buraale oo ah madaxa qaybta TBda ee cusbitalka dhexe ee magaalada laascaannood.

Sidoo kale qaar kamid ah bukaanka qaybta TBda ee cusbitalka ayaa iyaguna ka cabanaya baahiyihii aasaasiga ahaa ee ay u baahnaayeen iyagoo ka codsaday cid alaale cidii garab ka gaysan kartaa baahidooda inay lasoo gaadhaan.

warbixintii Dr maxamed Cabdi Buraale iyo Qaar kamid ah bukaanka ayaa waxaa ayu dhacday sidatan.

Cusbitalka dhexe ee magaalada Laascaanood oo la aasaasay sanadkii 1946 ayaa mudadaas ay kajirtay cabashooyin kala duwan

 

Halkan Riix Oo Daawo Video-ga Xaalada Cusbitaalka

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Laascaanood/Sool

Fu,aad Karaama Jaamac

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM