afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
8:49 am | Posted by

DHAGAYSO:-Xaalada Deegaanka Xudun & Wararkii udanbeey Dagalkii Xalay (Warbixin)

Iyadoo Habaynimadii Xalay Ayka dhaceen Duleedka Tuulada Lafawayne Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada maamulka Khaatumo & Kuwa Kooxda Soomaliland isla markaana uu Qasaare xoogani ka dhashay.

Ayaa wararka Naga Soo gaadhayaa Saaka Waxay Sheegayaan In Xaalada Deegaanki Degantahay, Walow labada Ciidan Ay Is Horfadhiyaan Isla markaana markasta la filan karo dagaal Dhexmara.

Ciidamada maleeshiyaadba Maamulka Siilaanyo (Somali land) Ayaa Dhankooda Dhibaatooyin xoogan ka gaystay Deegaankaasi intii ay kusugnaayeen Waxaana dhamaan Bulshadu Siwayn u Cambaaraysay Falalkaasi Waxshinimada ah ee Maleeshiyaaadkaasi ka gaysteen Deegaanka.

(( Dhegayso  Wasiirka Amniga Khaatumo oo Qeexaya Dhibaatada SNM ))

 


Dhinaca Kale Dagaalka Xalay Ayaa Waxaa Siwayn Usoo Dhaweeyaya Dhamaan Shacabka Deegaanka ee dhibaatada Xoogan Ay ku Hayeen maleeshiyaadka Maamulka Hargeisa.

((Jabkii Iyo halaagii Xalay Loo Gaystay halkan Ka Dhegayso))

 

Dhamaan Bulshada Deeganada Khaatumo ayaa looga fadhiyaa Inay isu istaagaan Sidii ay Dalkooda Iyo Deeganadooda Uxorayn lahayeen Qaybaha Kusugan Gacanta  Ciidamada Rajiim Siilaanyo.

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Laascaanood/Sool

Fu,aad Karaama Jaamac

Afbakaylenews@gmail.com

 

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM