afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
8:20 am | Posted by

Daawo Sawirada Tartanka isu diyaarinta ciyaaraha kubada cagta Degmooyinka oo Muqdisho kafurmay.

Iyada oo lafilayo in magaalada Muqdisho ay ka dhacaan ciyaaraha kubada cagta ee ay ku tartamayaan degmooyinka gobalka Banaadir ayaa waxaa si xaasaasi ah uga furmay qeybo kamid ah degmooyinka gobalka tartamadii leesgu diyaarin lahaa.

Garoonka kubadda cagta ee degmada Howl-wadaag ayaa shalay galab waxaa si habsami leh uga bilaawday tartanka leesugu diyaarinayo tartanka kubada cagta ee gobalka Banaadir ee sanadkaan.

Tartankaasi waxaa furay gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada ee degmadaasi Cabdi Nuur Deerow oo ku dheeraaday wanaaga uu leeyahay Sport-gu waxaana ku tartami doono 16-kooxood oo kakala socda 16-ka laamood ee ay ka koobantahay degmadu.

Ciyaartii ugu horeysay waxa ay dhax martay labada kooxood ee Heegan iyo Hantiwadaag waxaana guushu ay 4-1 ku raacday kooxda Hantiwadaag.

Inta uu socdo tartankaasi ayaa waxa ay sheegeen xariirka kubadda cagta ee degmadaasi in ay kasoo xuli doonaan dhalinyaradii meteli laheyd degmada marka uu bilaawdo tartanka kubada cagta ee degmooyinka gobalka Banaaadir.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM