afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:39 pm | Posted by

Warar Dheeraad Ah Oo kasoobaxaya Iska Hor imaad Dhexmaray Ciidamada Khaatumo Iyo Kuwa SNM Ee Jiidaha Xudun(Warbxin)

Afbakayle Online(Xudun)

Afbakayle Online(Xudun)

Waraka Naga Soogaadhaya Jidaha Degmada Xudun Ee ay isku hor Fadhiyaan ciidamada maamulka khaatumo iyo ciidamada Jamhada SNM ee duulaanka kusoo qaaday deegaanada SSC ama Khaatumo, ayaa sheegaya in maanta halkaasi markale uu dagaal ku dhex maray Laba ciidan Oo Ah korjoogayasha Ama Sahan Katirsan Labada Ciidan.

Dagaalkan Oo Mudo 30 Daqiiqo soconayaya ayaaa waxaa khasaare baladhan uu kasoo gaadhay ciidamada sida xaqdarada ah ugu sooduulay deegaanka khaatum ee Maleshiyaadka SNM.

Sida Uu kusoo Waramayo Wariyaha Shabakada Afbakayle.com ee kusugan Magaalada xudun ayaa sheegay in Rag ka tirsan ciidanka SNMTa oo sahan ah ayaa lagu laayay inta u dhaxaysa xudun iyo lafweyn Ciidamada xaq u dirirka ee khaatumo ee ka hawl gala deeganada nugaasha ayaana ku guulaystay inay ka hortagaan isla markaana cashar lama ilaawaan ah u dhigay

Ciidamada Maleshiyaadka SNM  ayaa Laga Gubay Mid kamid ah Gawaadhida Dagaalka Kadib Markii ay is haleeleen mujaahidiinka Ciidamada Khaatumo Oo halkaasi Dhamac Ka ifiyay ciidamada Habqanka ee maleeshiyaadka SNM.

Wariyaha Ayaa waxaa  uu intaas Kudaray In ciidamada Maleeshiyaadka SNM ay halkaas kaga Carareen 3 Askari Oo mayd ah kadib Markii Ciidamada Xogaga Khaatumo ay Dhamacda Kawaraabiyeen Maleeshiyaadkaas,Islamarkaana ay haleeliwayeen inay ka urursadaan Maykood,Sido kale ay halkaas ka qaateen dhaawac tiro badan.

Dagaalkan ayaa kusoo adaya xili dhawaan ciidamada maleeshiyaadka SNM ee  halkaas kusugan ay ciidamada maamulka khaatumo Ay ugaysteen khaasro tiro badan kadib markii uu halkaas dagaal uu ku dhexmaray.

Wixii Warar ah ee kussaabsan Wararkaas kala Soco Afbakayle.com

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Laascaanood/Sool

Fu,aad Karaama Jaamac

Afbakaylenews@gmail.com

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

2 Comments for “Warar Dheeraad Ah Oo kasoobaxaya Iska Hor imaad Dhexmaray Ciidamada Khaatumo Iyo Kuwa SNM Ee Jiidaha Xudun(Warbxin)”

  1. KHAATUMO WAA RUWAAYAD
    January 3, 2013 - 1:52 am

    ILAAHAW NIN AAN WAX OGEYN HA CADAABIN

    Reply
  2. KHAATUMO SEEG
    January 4, 2013 - 2:52 am

    war meesha ma wax buu caayayaa mise war buu bixinayaa??…. intaa ma somaliland baa la madhinayaa war meesha war keen ama afkaaga qadhmuun iska xidh!!

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM