Wasiirka Arimaha Gudaha Khaatumo Oo Lagu Soo Dhoweeyey Dubai(Daawo+Video)
Waxaa lagu soo dhaweeyay magaalada DUBAI ee isutaga imaaraadka carabta, wasiirka arimaha gudaha ee maamulka Khaatumo
Wasiirka ayaa groonka waxaa ku sugayay dadwayne badan oo ka qaybqaadanayay soo dhawaynta wasiirka.
Wasiirka oo safarkan kaga yimi Soomaaliya ayaa kulamo layeelan doona jaaliyada khaatumo state ee ku dhaqan wadanka imaaraatka, iyadoo lafilayo inuu kala qaybgalo xuska sanadguuradii koowaad ee aasaaskii maamul goboleedka khaatumo state of Somalia oo qabanqaabadeeda ay ku hawlanyihiin jaaliyada imaaraadku.
Wasiirka ayaa aad ugu mahadceliyay dadwaynihii kusoo dhaweeyay DUBAI INTERNATIONAL AIRPORT, iyadoo dabadeedna loosii gudbiyay dhinaca magaalada.
Halkan Riix Oo Daawao Sida Losoo dhaweeyay Wasiirka
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Dubai/UEAE
Afbakaylenews@gmailo.com