afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:35 pm | Posted by

Madax Waynaha Somaliya Oo Noqday Madax Waynaha Caalamka ugu Naanays badan Aduunka (Akhri Magacyada Adaa Qosli Doonee)

xasan sheek maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa uu noqday madaxweynayaasha Soomaaliya soo maray oo dhan marka la isku daro inuu noqday ninka ugu naaneesaha badan ee weliba mudan in bilad lagu gudoonsiiyo. Waxaan ognahay in diinta islaamka aysan qabin in naaneesaha xun aan la isku bixin, laakiin waxaa muuqata in Soomaali badan ay ka caroodeen Madaxweyne Xassan qaab siyaasadeedkiisa. Waxyaabaha dadku ay ka caroodeen ayaa waxaa kamid ah in aysan u bogin hannaanka uu siyaasada wadanka uu u maamulayo iyo iyagoo u arka nin jilicsan oo welibana uu ka buuxo Viruska Qabiilka.

Shaqsiyada Madaxweyne Xassan ayaa hadeer waxaa ay noqotay in dadka ay ka dhargeen shaqsiga uu yahay Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya. Naaneesaha Soomaalida ay u bixiyeen Madaxweyne Xassan ayaa waxaa kamid ah:

Xassan Baraf
Xassan Culusow
Xassan Guuguurte
Xassan Xoolo
Xassan Diindiin
Xassan Caajis
Xassan Liite
Xassan NGO
Xassan Hortaa Banaan

Magacyadaas iyo kuwo kale oo aan halkaan lagu qori karin ayaa loo yaqaan Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamuud, muddo dhowr billood gudahooda. Isweydiinta ayaa hadeer waxey tahay marba hadii Madaxweyne Xassan loo bixiyay naaneesahaas badan muddo yar gudaheeda maxay noqoneesaa magacyada uu yeelan doono madaxweynaha marka ay u buuxsanto hal sanno. Waxaanse filayaa in Madaxweynaha uu wax ka badelo siyaasadaha dadka ay diidanyihiin amaba ay dhibsadeen si aysan carada ay qabaan aysan ula dhici oo aysan u bixin magacyo kale oo intaas kasii fool xun.

Xafiiska Shabakada afbakayle.com

Moqdisho/Somalia

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

7 Comments for “Madax Waynaha Somaliya Oo Noqday Madax Waynaha Caalamka ugu Naanays badan Aduunka (Akhri Magacyada Adaa Qosli Doonee)”

  1. Darwiish taleex
    January 3, 2013 - 1:20 pm

    Xasan qoslaaye xassan qabiil xassan qiiiro

    Reply
  2. wadaad
    January 3, 2013 - 2:32 pm

    xasan qaawane xsan buste xasan nacas xasan wadaad iyo kuwa kale

    Reply
  3. ahmed
    January 3, 2013 - 3:40 pm

    waxad ilowday magaca saxa ah oo quslaaye mar walba goob kasta oo ay taal farxad iyo naxdin bid walba qoslaaye

    Reply
  4. ahmed
    January 3, 2013 - 3:41 pm

    kaas ku dar magac yada qoslaaye

    Reply
  5. darwiish
    January 3, 2013 - 6:28 pm

    xasan dharjaq

    Reply
  6. misskhatumo
    January 4, 2013 - 8:27 am

    xasan qabyalad xasan iriir

    Reply
  7. Abdirahman khaatumawi
    January 4, 2013 - 11:08 am

    Waryaadha dadyahow waxaad caayeysaan waa madaxwaynihii umada soomaaliyed waxaana idin leeyahay umadi haday amiirkooda caydo waa kuwii halaagsama marka joojiya cayda

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM