afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:31 am | Posted by

Daawo: qaarkamid ah Golaha Sare e Khaatumo state oo London Lagu soo dahweeyay (Sawiro + warbixin)

cali khaliifWaxaa magaalada London Soo gaaray Prof Cali Khaliif Galaydh iyo  Abdirashiid Faarax Macalin oo kamid ah Golaha Sare ee G11.

Waxaanaa Soo dhowayn Balaadhan usameeyay Jaaliyada Khaatumo State ee Dalka UK  oo ay Hogaaminaayeen Gudoomiyahay jaaliyada Khaatumo State ee Magaalada London Cabdale Cagalule , Gud/kuxikenka iimaan Xaaji Xasan & dhamaan Qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Wafdigan ayaa hordhac u ahayd wafti dhawaan lasugayo oo kaqaybqaatanaya xaflada ugu baladhan qurbaha oo lagu wado in 12 bishan ay kadhcdo magaalada London, xafladaas oo ay kasoo qaybgalaya ilaa 6 xubnood oo kamid ah Golaha Sare ee Khaatumo State iyo waliba wasiiro katirsan Maamulka Khaatumo State.

Dhankooda Masuuliyiintan Sare Ayaa Siwayn Ugu Mahadceliyey Jaaliyada Khaatumo State ee Dalka Uk & doorka ay ka ciyaartay Dhismaha & Horumarka Khaatumo State.

Kadib soo dhawayn qaran oo loosameeyay Xubnahaas kamid ah Golaha Sare ee maamulka Khaatumo ayaa waxa kaloo loosameeyay Qado Sharaf kadibna waxaa loosii galbiyey Magaalada Birmingham oo ay shir kula qaadanayaan Jaaliyada iyo Gudiyada Wadanka UK.

Sidoo Kale Halkan kadaawo Sawiro badan

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM