DAAWO SAWIRRADA:- Qalab Isboorti oo la gudoonsiiyay xiriirka Soomaaliyeed ee kubada kolayga iyo bilicda garoonka Luujino
Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada qalab isboorti oo lagu wareejiyay maamulka Xiriirka kubbadda Kolayga Soomaaliyeed kaas oo uu ugu deeqay C/qani Jeenyo oo ka mid ahaa ciyaartooydii hore ee dalkeena.




