Garaad Jaamac Garaad Ismaciil, Oo Dandan Kusoo dhaweeyay isimo Culus (Sawiro)
Garaad jaamac garaad ismaaciil oo Kamida Isimada Dhaqanka Khaa
tumo State Ayaa maanta ku soo dhaweeyey magaalada dan dan ee Gobolka Cayn Wufuud Culus Oo Ay Hogaaminayaan Garaad jaamac Garaad cali Suldaan siciid iyo Garaad saleebaan buraale.
Garaadka Ayaa Wafdigan Usmameeyay casuumad Balaadhana, Wuxuuna kulanka ku salaysnaa sidii beesha uu garaad jaamac garaad ismaaciil garaadka u yahay ugu ducayn lahaayeen isimadani oo shiryeelanaya sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen arinta carowayn oo ay isimadu afka kuwada dhufteen.
Waxaana Meel laysla dhigay sidii ay ugu wada hadli lahaayen in maamulka khaatumo kor loo qaado garaad walbana beeshiisa uu u soo kicin lahaa.
By Cabdicasiis Aadan Jaamac
Hoos Ka Daawo Sawirada








