Siyaasadda Cakiran Ee Puntland & Falanqaynta VOA (Dhegayso)
Washington,(VOA)- Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka ee Idaacadda VOAda, waxa lagaga hadlay xaaladda
siyaasadeed ee Puntland.
gaar ahaan aragtida kala duwan ee laga qabo muddo kororsiga xakuumadda Faroole oo waqtigeedu ku egyahay sideedda bishan
Janaayo.
((Halkan Ka Dhegayso – Dooda))
Dooddan ayaa waxaa ka qayb galay Siyaasiyiin, aqoonyahanno iyo nabadoonno ka soo jeeda Puntland, iyagoo ku kala aragti duwan tubta ay Puntland haatan hayso.