afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:10 am | Posted by

DHAGAYSO:-Gidoomiyaha Degmada Xuddun Oo Ku Sugan Magaalada Awrboogays Oo Waraysi Xaasaasi ah Siishay Shabakada Afbakayle.com

gudoomiyaha degmada xudunGudoomiyaha degmada Xudun Ee maamulka khaatumo Cabdilaahi Fajaal Ismaaciil Oo khadka talefoonka ugu Waramayay Warbaahinta ayaa kawar bixiyay Safar Uu ku marayay Deegaano Hoostaga Degmada xudun Isagoo Haatan Kusugan Magaalada Awrbogays.

Gudoomiyaha Ayaa sidoo kale Kawaramay Dagaaladii Dhawaan kadhacay Duleedka Degmada Xudun Ee Gobolka Sool Kuwaas Oo u dhaxeeyay Maleeshiyaadka Maamulka Siilaanyo Iyo Ciidamada maamulka khaatumo.

Halkan Riix Oo Dhagayso Waraysiga Gudoomiyaha

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Xudun/Sool

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM