afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:24 am | Posted by

Xaalada Laacaanood Oo Kacsan Iyo Ninkale Oo Shacab ah Oo Lagu Toogtay Isla Gudaha Laascaanood

Wararka Haatan Magaalada Laascaanood naga soogaadhaya ayaa sheegaya in ay qasan tahay kadib markii Saaka kooxo hubaysan Oo katirsan ciidamada Maleeshiyaadka Mahad Canbaashe ay Suuqa Tooga sho Badheedh ah ugu Gaysteen Ganacsade Axmed Cadi Timir Oo dhaawaciisa Lagu dabiibayo Cusbitaalka Magaalada laascaanood.

Warar dheeraad ah ayaa sheegaya in isla maleeshiyadii Dhaawaca ugaysatay Ganacsade Axmed Cabdi timir ay Ninkale Oo ay isku beelyihiin ganacsadaha ay isagana Dhaawaceen Kadib markii ay damceen inay dil ugaystaan axmed Cadbi timir dil ilahayna ka badbaadiyaaa isla maleeshiyaadkaasi ay Dilkale ugaysteen nin kasoo jeeda isla beesha Axmed Cabdi timir.

Ninkan labaad Oo aan magaciisa Lashaacin aya lasheegayaa in dhaawac halis ah ay ugaysteen kooxda Qawlaysatada aha ee karisan maleeshiyaadka ka amar qaata mahad Canbaashe isla markaana U adeega Maamulka dhiigya Cabka SNM.

Waxaana Guud ahaan magaalada Laascaanood laga maqlayaaa Daryanka rasaasta waawayn iyo ta yar yar,Waxaana qasan guud ahaa Jawiga magaalada laascaanoood.

Wixii warar ah Ee ka soo kordha weerarka Qaawan Ee dadkashacabka ah logaystay Isha kuhay Afbakayle.com

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Laascaanood/Sool

Fu,aad Karaama Jaamac

Afbakaylenews@gmail.com

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM