afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:33 pm | Posted by

Dr: Cali Khalif Galaydh oo afka ciida u darey taagerayaasha SNMta ka dib Wareysi aad xiiso badan uu siiyey TVga Somalisat (Daawo Wareysiga)

Cali_Kh_Galeydh400Prof Cali Khaliif Galaydh oo ku sugan magaalada Birmingham ee cariga Uk ayaa wuxuu wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey Tvga Somalisat ee xaruntiisa tahay Birmingham.

Dr: Cali Khaliif ayaa wareysigaas su,aalo lagaga weydiiyey arimaha dowlada Somalia,maamulka Puntland,maamulka Somaliland, Khaatumo State iyo Jubooyinkaba kaga jawaabey su,aalahaas badan.

Halkan Riix Oo daawo doda Oo dhan

Cali-Khaliif

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Nairobi/kenya

Afbakaylenews@gmail.com

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM