Daawo:-Qudbadii Musharax Cumar Yuusuf Abdi Oo utaagan Xilka Dawlada Hoose Ee xaafada Islii
Waxaa Halkan Idin kuso gudbinaynaa Qudbadii musharax Cumar Yuusuf Cabdi Oo utaagan Xilka Dawlada hoose Xaafada Kaama Kuuji ee magaalada Nairobi ee xaafada islii ay somalidu dagto, Musharraxan ayaa kawarbixiyay waxyaabaha uu hada qabtay iyo waxa Uu qaban doono hadii ladoorto.
Halkan riix Oo Daawo Video:-ga