DAAWO VIDEO HES CUSUB:Fanan Qarsoonaa”Naasir Amoore heestii Ramlo 2013 Waa Eraydii Abwaan Cabdirshiid Dhag jilic Caaqilka (Daawo+Video)
Dhabta hadalka sheekada mar baad dhayal umoodaa Mar ayaad dhunkaal moodaysaa dheeman lacageed .
Mar ayaad dhibkaagaba aqoon kii wax kuu dhimay . mar ayay dhacdadu ku qabsataa qaaddir kuu dhigay .
mar ayay dheguhu aysan maqal dhawaq walaalkaa.. Dhaayuhu marbay kuu qabtaan dhaanka dibigaale . Dhimashadu marbay kugu xaq tahay nolosha dhaantaa Mar kalana adoo dhaxal lahaa baa lagaa dhici.. 4taa haddii aan dhig dhigay qaarkalaan dhihiye.
