Daawo+Video:-Dr Xabeeb Iyo Masuuliyin kasocda Hay”ada Huda Oo socdaal ku yimi Magaalada Widhwidh
Waxaa maanta Soogadhay magaalada widhwidh xubno ka socda hay”ada huda xubnahaasoo waday ama usocday Dawaynta Dadka Dhimirka ka xanuusunayah
Waxaana hay”adaa hogaaminayay Dr. Xabeeb iya doo lagu wariijiyay Gurigii aykadagilahaayen widhwidh islamarkaana waxaa ay sheegen in aykafuranayaan magaalada widhwidh xarun lagudaaweyo Dadka Qaba Xanuunka dhimirka