afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:14 am | Posted by laascaanood

Bayaan Ay soo saareen Odayaasha Khayr Jamac Siyaad Ee Reer Dandan.

bayaan-300x144Annaga oo ah odayaashan hoos ku qoran waxaan baaqa ka soo saarney dhacdadii foosha xumeyd ee loo

geystey ganacsade Axmed Cabdi Timir oo ahaa nin qiimo badan ku leh bulshada dhexeeda gaar ahaan
magaalada uu ku noolyahay ee Laascaanood.  Aniga gaar ahaa Caqil Cabdirisakh aanu saxiib aheyn
waxaanu leenahey Ilaahey ha uga dhigo nabar xaqdaro ah hana siiyo cafimaad dheer anaga oo aad uga xun dhawiciisa gacanta ka xaqdaran ku dhufatey waxaanu ku adkeyneynaa maamulka meeshaa ka arimiya inuu hayo nimankaa falka geystey.
1. Chief Caqil Cabdirisakh Jamac Cabdibille
2. Xuseen Diriye Aadan
3. Diriye Samakab Sugule
4. Caydiid Ibrahim Cali
5. Aadan Xuseen Laxabaal
6. Axmed Cali Raabi
7. Cabdi Oogle Warsame
8. Cali Haybe Maxamed
9. Maxamed Xersi Cowke
10.Saleban Ducale Warfaa
11. Cali Nuur Jabdhurwaa
12. Ismaacil Axmed Diriye
13. Maxamed Buraale Ibrahim
14. Mamed Cali Warsame

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM