afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
7:55 am | Posted by

Caruurtaada Ma Kala garan waysay Ee Number ma u sameesatay (FUNNY VIDEO)

Qoys Shiinees ah oo dhalay 4 Wiil ayaa kala garan waayay caruurtooda waxaana dadka kale ee Schoolka iyo goobaha kale jooga ay sidoo kale dalbadeen in Muuqaal cadeynaya caruurtan sida ay kala yihiin loo sameeyo.

Afarta Wiil ayaa waxaa qosykan ay ku kala qoreen Number 1-2-3-4 Si loo kala fahmo ciyaalkan Shiineeska ah tani oo noqonaysa arin la yaab leh oo qoyskaasi aduunka ku soo kordhiyeen

 

Halkan riix Oo daawo Adaa Qosli doonee

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM